QISADA 6AAD NEBI IBRAAHIM OO ADDEECAY ILAAHAY HORE U SII GALFadlan walaal ka jawaab su’aalahan ku saabsan qisadii aad baratay 1) Makaligaa ayaad dhagaystay mise cid kale ayaad wada dhagaysateen? * Waxaan Dhagaystay Kaligay Waxaan La Dhagaystay Cidkale 2) Maxaad ka fahamtay qisada aad dhagaysatay? Fadlan buuxi meesha banaan. * 3) Wax dheeraad ah majiraan oo aad ka fahamtay qisada fadlan qor? * 4) Maxay qisadan innaga baraysaa rumaysadkii Nebi Ibraahim? * 5) Maxay qisadan innaga baraysaa Nebi Isxaaq? * 6) Maxaa Ilaahay u ballan qaaday Ibraahim iyo Isxaaq? * 7) Hadii qisadan aad dhagaystay ka timid Ilaahay maxay noloshaada ka badalaysaa? * 8) Hadii aad ka heshay qisadan yaad jeclaan lahayd inaad u sheegto? * 9) Fadlan halkan ku qor magacaaga. * 10) Fadlan qor WhatsApp numberkaaga si aan kuula soo xidhiidhi karno? * Mahadsanid! QISADA 7AAD NEBI YUUSUF HEL QISOOYIN KALE RAAC TALLAABADA XIGTA 1) Miyaad DHAMAYSATAY dhammaan 6-dii qiso? * Haa Maya 2) Maxay qisooyinkii aad BARATAY Ilaahay kaaga timaamayeen? * 3) Sidee ayaad qisooyinkii aad BARATAY Ilaahay ugu adeecaysaa? * 4) Sidee ayaa Ilaahay naftaada UBADALAY kadib barashadii qisooyinka? * 5) Maxaad u jeclaatay inaad DHAGAYSATO qisooyinkale? * 6) Fadlan halkan ku qor magacaaga. * 7) Fadlan qor WhatsApp numberkaaga si aan kuula soo xidhiidhi karno? * 8) Fadlan halkan ku qor iimaylkaaga (email). * 9) Halkee ayaad joogtaa? Qor magaalada iyo dalka. * Mahadsanid!