QISADA 5AAD BALLANTII ILAAHAY LA GALAY NEBI IBRAAHIM HORE U SII GALFadlan walaal ka jawaab su’aalahan ku saabsan qisadii aad baratay 1) Makaligaa ayaad dhagaystay mise cid kale ayaad wada dhagaysateen? * Waxaan Dhagaystay Kaligay Waxaan La Dhagaystay Cidkale 2) Maxaad ka fahamtay qisada aad dhagaysatay? Fadlan buuxi meesha banaan. * 3) Wax dheeraad ah majiraan oo aad ka fahamtay qisada fadlan qor? * 4) Maxay qisadan innaga baraysaa Ilaahay? * 5) Maxay qisadan innaga baraysaa Nebi Ibraahim? * 6) Maxay ahayd ballantii Ilaahay la galay Nebi Ibraahim? * 7) Hadii qisadan aad dhagaystay ka timid Ilaahay maxay noloshaada ka badalaysaa? * 8) Hadii aad ka heshay qisadan yaad jeclaan lahayd inaad u sheegto? * 9) Fadlan halkan ku qor magacaaga. * 10) Fadlan halkan ku qor iimaylkaaga (email). * Mahadsanid!